Latest Article

6/recent/ticker-posts

War hada soo baxay ayaa waxe shegayan in Pogba laga soo tagay

 


Paul Pogba ayaan loogu yeerin kulanka Europa League ee kooxdiisa la ciyaareyso Freiburg sababo la xariira anshax daro darteed.


Ma jiraan dhaawac cusub laakiin Pogba ayaa soo gaaray fiidnimadii shalay, kamana mid ahaan doono liiska Juventus.

Post a Comment

0 Comments