Latest Article

6/recent/ticker-posts

Thomas Müller marka Messi wajaheyno

 


Thomad Muller Markaa Messi wajaheyno wax walba weey inoo fudud yihiin heer kasta oo natiijooyin ah.

Heer kooxeed, Cristiano Ronaldo wuxuu ahaa dhibkeena markii uu joogay Real Madrid 


Waxaan ixtiraam ugu weyn u hayaa qaab ciyaareedka Messi ee koobka Adduunka 

Post a Comment

0 Comments