Tababaraha Benfica Roger Schmidt oo ka hadlaya Gonçalo Ramos..
Waan jeclahay Gonçalo kaliya maahan goolashiisa. Dabeecadiisu aad ayay u fiican tahay, waxaa uu dhaliyay goolal laakiin waxaa uu si dhab ah u caawiyaa shaqo adag oo difaac ah waxana uu yaqaanaa sida loola ciyaaro kooxda.
Ramos 3 gool iyo caawin ayuu sameeyay UCL sanadkan.
0 Comments