Roberto Lewandowski oo ka hadlaya mustaqbalkiisa ayaa yidhi: Weli waxaan filayaa in aan dhawr sano oo kale ciyaaro karo oo heer sare ah, Laakiin ma garanayo inta ay le'eg tahay. Ayuu u sheegay Sport
Waxaan rajeynayaa inaan halkaan joogi karo Barcelona sanado badan.
0 Comments