Latest Article

6/recent/ticker-posts

Roberto Firmino oo la hadlay saxaafada 


 

Roberto Firmino ayaa go'aansaday inuu ka tago Liverpool si xor ah dhamaadka xilli ciyaareedkan 


Inkasta oo qandaraas cusub la soo jeediyay, weeraryahanka reer Brazil ayaa si wadajir ah qoyskiisa u go'aansaday inuusan aqbali doonin oo uu baxo July. 


Firmino waxa uu dareensan yahay in uu u mahadcelinayo Liverpool, kooxda, tababaraha iyo dhammaan shaqaalaha laakiin waxa uu doonayaa in uu isku dayo tartan cusub, sida uu shaaca ka qaaday @skysportde @plettigoal. 


Jurgen Klopp iyo maamulka Liverpool ayaa lagu wargeliyay ciyaaryahanka, inuu macsalaameyn doono bisha June.

Post a Comment

0 Comments