Rasmi Chelsea ayaa la soo saxiixatay da' yar u dhashay Jamaica Dujuan Whisper
Richards waxa uu dhashay 2005, wonderkid waxa uu kaga soo biiray Phoenix All Stars
Newcastle ayaa ku dhawaatay saxiixiisa laakiin Chelsea ayaa haatan dhameystirtay heshiiska, agaasimahan Joe Shields ayaa muhiim u ahaa wadahadalada.
0 Comments