Latest Article

6/recent/ticker-posts

Raheem Sterling wuxuu doonayaa inuu sii joogo Chelsea


 

Raheem Sterling wuxu doonayaa inuu sii joogo Chelsea, qorshuhu aad ayuu u cad yahay xagaga

Waxaa ka go'an mashruuca waxba isma bedelin inkastoo ay jiraan warar xan ah.


Wadahadalada qandaraaska ee Mason Mount waxay ku hegan, Kante ayaa doonaya inuu sii joogo, faahfaahinta ugu dambeysa ee heshiiska cusub ayana ku dhow in la isku afgarto.

Post a Comment

0 Comments