Hadii natiijadu ku filnan weydo markaas waxaad ogaataa in shaqadaadu khatar ku jirto Taasi waa nolosha macalimiinta.
Kaliya waa inaan sameeyaa intii karaankeyga ah, isku dayaa inaan hagaajiyo xaalada ilaa laga helaayo meel aynan awoodin inaa horay u socono taasi ma dhicin waanu sii wadnaa dagaalkena
0 Comments