Pep Guardiola oo ka hadlaya Haaland sida uu ugu dabaaldego goolashiisa iyo goolasha asxaabtiisa ayaa muujineysa sida uu ugu faraxsan yahay Manchester City
Wuxuu ku fekerayaa wax wanagsan, wuu ogyahay inuu heli doono fursad, wuu ogyahay inuu halkaan joogi doono.
0 Comments