Latest Article

6/recent/ticker-posts

Paros Saint-Germain ma aysan bedelin mowqifkeda ku aadan heshiiska Milan Skriniar

 


Paris Saint-Germain ma aysan bedelin mowqifkeeda ku aadan heshiiska Milan Skriniar.

Ujeedada ayaa ah in la xidho oo la diiwan geliyo maadaama qandaraas horudhac ah la saxiixay bishii Janaayo ee la soo dhaafay.


Skriniar ayaa ku  biiraya PSG si xor ah, go'aan la gaaray maadaama uu ka tagayo Inter Milan.

Post a Comment

0 Comments