Latest Article

6/recent/ticker-posts

Natiijadan ma ahan mid farxadeed


 

Erik ten Hag oo hadlay ka dib kulankii tariikhiga ahaa ee Liverpool iyo Man United ayaa ku dhamaadat 7_0 Reds


Waxaad lumin kartaa kulan laakiin sidaan oo kale maaha.

Sidoo kale, qeybta labaad waa mid aan xirfad lahayn oo aan ahayn Manchester United 


Man United ayaa laga dhaliyay 6 gool qaybtii dambe ee ciyaarta.


Liverpool ayaa gaartay guusheedii ugu waynayd ee tartan rasmi ah oo ay ka gaarto Manchester United 7_0 waxayna dhaaftay guusheedii ugu fiicnayd ee ay horay u soo gaadhay October 1895.


Mohamed Salah ayaa noqday gool dhaliyaha abid ugu goolasha badan Premier League ee Liverpool wuxuuna dhaliyay 129 gool.

Post a Comment

0 Comments