Latest Article

6/recent/ticker-posts

Nagelsmann oo ka hadlaya Cancelo


 Nagelsmann oo ka hadlaya Cancelo: Waxa uu bilaaban doonaa berri. Marka uu ciyaarayo wax walba waa ay fiican yihiin, marka uusan ciyaarin.. ma ahan taasi waa caadi.


Waxaan u sheegay Joao aragtideyda ka dib markii uu tababar qaatay halkaas oo uusan sameynin muuqaal wanaagsan, waan ka hadalnay had iyo jeer wuxuu lahaa falcelin wanaagsan.

Post a Comment

0 Comments