Latest Article

6/recent/ticker-posts

 Madaxwaynaha Leeds Radrizzani: "McKennie si fiican ayuu ula qabsanayaa naadigeena


 Madaxwaynaha Leeds Radrizzani: "McKennie si fiican ayuu ula qabsanayaa naadigeena, tayo ayuu leeyahay", ayuu u sheegay DAZN. 


"Waxaan sahaminay heshiis isku badalasho ah oo aan kula soo wareegnay Nicolò Zaniolo bishii Janaayo - laakiin ma aysan suurtagelin in la sii wado, AS Roma boos uma heysan ciyaartoyda dheeriga ah ee EU".

Post a Comment

0 Comments