Latest Article

6/recent/ticker-posts

Kylian Mbappe hadda waxaan goolasha u keedsaday kulanka..


 Kylian Mbappe ayaa sheegay in goolashiisa uu u dhigtay kulanka Bayern Munich iyo xitaa wax ka badan 

Waan isku dayi doonaa waxaan halkaas u tageynaa inaan badino oo aan u soo baxno wareega xiga ee Championka


Waan go'aansanay hadda waxaan dib u helnay kalsoonideyna waxaana aadi doonaa halkaas si aan u badino: ayuu u sheegay Canal Plus

Post a Comment

0 Comments