Latest Article

6/recent/ticker-posts

Kylian Mbappe ayaa noqday gooldhaliyaha kooxda PSG

 


Kylian Mbappe ayaa kulanka xalay noqday gooldhaliyaha ugu sareeyo kooxda PSG

201 gool, isagoo dhaafay Edinson Cavani.


Mbappe oo 24 jir ah ayaa taariikh ka dhigay ciyaaraha kooxda Paris Saint-Germain.

201 gool 247 kulan

Post a Comment

0 Comments