Latest Article

6/recent/ticker-posts

 Koulibaly oo ka hadlaya mustaqbalkiisa


 

“Waxaan haystaa qandaraas saddex sano ah, waan deganahay. Waxaan haystaa wakhti aan ku tuso qof walba qofka aan ahay", ayay tiri The Sun 


“Ma ahan xilli ciyaareed adag laakiin waxaan u baahanahay waqti aan ku la qabsado taasna waan ogaa. Markii aan go'aansaday inaan imaado halkan waxaan si fiican uga warqabay inaysan fududayn."

Post a Comment

0 Comments