Latest Article

6/recent/ticker-posts

Joao Felix oo ka hadlay sababta uu u doortay Chelsea

 


Joao Felix oo ka hadlay sababta uu u doortay Chelsea markii uu u dhaqaaqay Janaayo 

Chelsea waa koox jecel inay weeraranto, kubbada haysato, ciyaartana maamusho.

Markaa taasi waa ciyaarta aan jeclahay inaan ciyaaro 


Waxaan dareemayaa xornimo inaan halkan ka ciyaaro iyo sidaan jeclahay

Post a Comment

0 Comments