Heshiiska cusub ee Hakan Çalhanoğlu ee Inter Milan waxa uu socon doonaa ilaa June 2027,
Waxana uu ku dhaw yahay in la dhameeyo, waxana la sugayaa ina la saxiixo todobaadyada. soo socda.
Inter ayaa sidoo kale wadahadalo kula jirta Alessandro Bastoni si ay u diyaariyaan soo jeedinta qandaraas cusub dhawaan
0 Comments