Latest Article

6/recent/ticker-posts

Graham Potter oo ka hadlaya mustaqbalkiisa


 

 “Waxa aan diirada saarayaa kulanka soo socda. Waan ognahay xaalada aan ku jirno, waxaan u baahanahay inaan hagaajino natiijada”.


"Waxaan u dagaalanay usbuucan inaan si wanaagsan ugu diyaargarowno, sidaas darteed waxaan awood u leenahay inaan soo bandhigno bandhig ay taageerayaasheena ku faraxsan yihiin."

Post a Comment

0 Comments