Latest Article

6/recent/ticker-posts

Frenkie de Jong ayaa xaqiijiyay qorshihiisa uu ku sii joogayo Barça

 


Frenkie de Jong ayaa xaqiijiyay qorshihiisa uu ku sii joogayo Barça: waan inaan wax ka sii wanagsan kala imaanaa xili ciyaareedka soo socda Yurub.

Nidaamka cusub wuu i anfici doonaa ayuu u sheegay RAC1.


In badan ayaan ka ciyaaraa halkan, taas oo h meesha aan ku dareemo raaxo badan. 

Waxaan haystaa xorriyad dheeraad ah.

Post a Comment

0 Comments