Latest Article

6/recent/ticker-posts

Erik ten Hag waan ku faraxsanahay in Bruno uu yahay kabtankena

 


 Erik ten Hag: Waan ku faraxsanahay in Bruno uu yahay kabtankeena, waxaana u maleynayaa inuu ahaa ciyaaryahanka ugu fiican garoonka, wuxu muujinayaa shaqsiyadiisa.


Wuxuu ciyaaray door qoto dheer, waxaan wayfiidanay inuu sameeyo, wuxu ahaa hogaamiye, samaynta ku leh ciyaarta, baasas fiican oo badan oo u dhaxeeya xariiqyada.

Post a Comment

0 Comments