David Raya, ayaa la filayaa inuu ka tago Brentford xagaaga-isagoo sugaya dhaqdhaqaaq weyn ka dib markii uu diiday laba qandaraas oo heshiis kordhin ah dhowrkii bilood ee la sii dhaafay.
Naadiyada ayaa isha ku haya Raya, iyagoo sahaminaya shuruudaha heshiiska xagaaga ee suurtagalka ah.
0 Comments