Cody Gakpo oo ciyaarta ka hor sheegay...
Runtii waan jeclahay u ciyaarida Liverpool joogitaanka halkaan aniga iyo ciyartooyda sida Salah iyo Nunez waa cajiib. Dareenka aad buu u fiican yahay.
Waxaan bilaabaynaa inaan si aad ah ula qabsano maalin kasta. Markaa waxaan filayaa inaynu si fiican socon doono
0 Comments