Benjamin Šeško ayaa shalay dhaliyay seddex gool 7 daqiiqo gudaheed vs Rapid Wien: 80, 84, iyo 87
RB Leipzig ayaa Šeško kula soo wareegtay sanadkii hore 20 milyan oo euro iyada oo lagu daray wax dheeraad ah Benjamin ayaa kooxda ku biiri doona 1-da Luulyo.
0 Comments