Bayern Munich ayaa dareensan in ay dhamaystirtay heshiis aad u fiican iyaga oo ka guuleystay tartanka kooxaha PL ka si ay ula soo saxiixdaan Matthijs de Ligt xagaagii hore.
Faahfaahinta dhabta ah ee heshiiska 60m€ khidmad go'an oo lagu bixinayo afar sano gudahood, 15m€ sannadkii ilaa juun 2026
0 Comments