Agaasimaha Borussia Dortmund Sebastian Kehl oo ka hadlaya Jude Bellingham..
Waxaan sameyn doonaa wax walba oo aan awoodno si aan Bellingham ugu sii heyno BVB hal xilli ciyaareed oo dheeri ah, ayuu u sheegay Carrie Brown.
Laakin ma fududa haba yaraatee iyadoo Manchester City, Real Madrid iyo Liverpool ay sii riixayaan saxiixiisa.
0 Comments