AC Milan agaasimaheda Massara asigo ka hadlayo xalada xidigo Leao ayaa shegay
Wali wax war ah kama hayno heshiisyada loo cusbooneysiinayo Rafeal Leao iyo Olivier Giroud. Laakin waxaan wali ka shaqeyneynaa sidii aan xal ugu heli lahayn wakiiladooda.
Waxaan gabi ahaanba dooneynaa inaan sii haysano Giroud iyo Leao, waxaan ka shaqeyneynaa inaan heshiis la gaarno sida ugu dhaqsiyaha badan.
0 Comments