Latest Article

6/recent/ticker-posts

Adrien Rabiot ayaa qandaraaskisu dhacayaa bisha June


 Adrien Rabiot ayaa qandaraaskiisu dhacayaa bisha June.

Waxaan doonayaa inaan ciyaaro Champion League, waxay noqon doontaa qodob muhiim ah inaan go'aan ka gaaro mustaqbalkeyga.


Heshiiska cusub ee Juventus? Majiraan wadahadalo dhow laakiin waxaan haysanaa waqti aan ku sameyno taas, ma jiro wax war ah oo hadda socda

Post a Comment

0 Comments