Xavi oo ka hadlaya kooxaha Premier League tallaabada xigta: "Ma jirto si looga fikiro taas, ma ahan wax aan xitaa ka fekero marxaladan", ayuu u sheegay The Times
“Kaliya waxaan ka bilaabay Barça! Waxaan dareemayaa in fursada Barça ay ii timid dhawaan, waa wax weyn. "
0 Comments