Latest Article

6/recent/ticker-posts

Weeraryahanka Napoli Osimhen ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee Man Utd, Barceona

 


Weeraryahanka Napoli Victor Osimhen ayaa sheegay inuu ka fiirsan doono mustaqbalkiisa dhamaadka xilli ciyaareedkan
Osimhen waxaa daawanaya Manchester United iyo Barcelona.

Laakin waxa uu yiri maanta: “Kaliya waxaan rabaa in aan kooxdeyda ka caawiyo in ay guuleysato kulamada oo ay koobab qaado.

“Dhammaadka xilli ciyaareedka, waan arki doonaa waxa dhici doona, laakiin taasi aniga iguma taallo.

"Kooxda ayay u tahay inay go'aansato."

Post a Comment

0 Comments