Patrick Vieira oo ka hadlay amaahda eey kuso qaateen Lokonga: "Waxaan la
hadlay Edu, lama hadlin Arteta
Waan ognahay nooca ciyaaryahan ee aan qaadaneyno iyo
dhinaca ciyaarta uu u baahan yahay inuu horumariyo, wuu na caawin doonaa.
Asiga xitaa wuxu sii hormarin doonaa xirfadiisa ciyaareed
0 Comments