Laacibka u ciyaara kooxda Bayern Munich Pavard ay iska diiday inuu ku baxo suuqa January midaas oo Lagu sheegay inuu rabo ku biiritaanka kooxda Barca.
Barca ayaa mudo ku dhiban sidee ku buuxi laheed boos midig ee difaaca tan iyo bixitaankii Dani Alves
Kaddib heshiisyo ee horay u sameeyeen dhamaantooda neh weey buuxi waayeen booskaas
Hadda Barca ma heysato wax daafaca midig ah kaddib bixitaankii Hector Bellerin oo ku biiray kooxda Sporting Lisbon habeenka ugu dambeeyay suuqa kala iibsiga.
Barca ayaa kulumada eey dheeleyso difaaca midig ku buuxiso ciyaartooyada kala Jules Kounde Alejandro Balde, Ronald Araujo iyo Sergio Roberto waxeena ka ciyaareen booskaas marar kala duwan.
Barca daacaf eey xiiseyneyso isagana xiiso oo u qabo darteeda ku diiday inuu ku baxo suuqa January Ee Benjamin Pavard oo ka tirsan kooxda Bayern Munich, xiddiga ee French-ka ah ayaa si cad u Cadeeyay rabitaankiisa ku biirida kooxda Barca
Barca ayaa iyada neh xooga sareeyso la wareegida Pavard
Pavard ayaa number one ka dhigtay kooxda Barca wuxuuna iska diiday habeenka ugu dambeeyay u Wareegida naaadiga Inter Milan
0 Comments