Latest Article

6/recent/ticker-posts

Victor Osimhen si dhab ah ayuu u duulayaa


 


Weeraryahanka Nigeria ayaa dhaliyay 20 gool 24 kulan oo uu saftay xilli ciyaareedkan Napoli -sidoo kale 7 gool oo isku xigta oo Serie A ah markii ugu horeysay taariikhda kooxda

Post a Comment

0 Comments