Ka dib markii uu burburay heshiiskii amaahda ahaa ee Palmeiras inkasta oo heshiis buuxa la gaadhay, Chelsea waxay go'aansatay inay iftiinka cagaaran siiso Vasco da Gama amaahda Andrey Santos.
Vasco ayaa fursad u haysta in uu heshiiska xidho todobaadka soo socda laakiin waxa jira kooxo kale oo tartanka ku jira oo ay LAFC ku jirto.
0 Comments