Thiago Silva ayaa xaquuijiyay in wadahadalada heshiis kordhinta ay sii socdan.
Waan wada xaajooneynaa waxay u badan tahay inay dhici doonto maalmaha soo socda.
Qorshahaygu waaa inaan sii joogo Chelsea, Chelsea-na waxay doonaysaa inay isii heeysato ayuu Usheeg ESPN.
Chelsea waaay ii baahan tahay kadib dib u dhiskii lagu sameeyay kooxda aniga neh waan joogay
Ayuu kusoo gaba gabeyay wareesi uu siiyay ESPN.
0 Comments