Warbixin dhamaystiran "Dalabku wuxuu ujeedkiisu yahay in kooxda lagu soo celiyo sideedii hore, gudaha iyo dibaddaba, waxaana diiradda lagu saari doonaa sidii taageerayaasha dib loogu soo celin lahaa wadnaha kooxda Kubadda Cagta Manchester United".
"Dalabku wuxuu noqon doonaa gebi ahaanba deyn-la'aan iyada oo loo marayo Sheikh Jassim Foundation, kaas oo maalgelin doona kooxaha, xarunta tababarka, garoomada, kaabayaasha iyo bulshooyinka uu naadigu taageero".
0 Comments