Latest Article

6/recent/ticker-posts

Real Madrid, waxay ku faraxsan tahay tayadda werar yahanka da'da yar ee Jaime Barroso 


 Real Madrid, waxay ku faraxsan tahay tayadooda Jaime Barroso - Weeraryahan Akadeemiyadeed oo dhashay 2007 oo leh awood weyn. 


Barroso ayaa 24 gool ku dhaliyay 16 kulan oo uu u ciyaaray kooxda Real U16, 1 gool 2 kulan oo uu la ciyaaray Juvenil, 4 gool 3 kulan oo uu u ciyaaray Selección Madrilena iyo 1 gool oo uu u saftay Spain U16.

Post a Comment

0 Comments