Taas oo u qalmay inuu ku guuleeysto waayo wuxux soo bandhigay bandhig cajiib ah naadigiisa wuxu ka saaciday in uu meela fiican la gaaro waxana ka mid ah Finalka Caraboa Cup sido kle naadigiisa waa naadiga kaliya ee ka ciyaarta Egland oo u tartameeyso Afar Cup.
Waxaaa kale muujiyay bandhig ee ku riyaaqeen jamaahiirta reer United wuxu dhalinaaye kulamo isku Xig xiga goalal taa soo ka dhigatay in loo magacaabo xidiga ugu wanagsan bisha ee EPL-ka.
0 Comments