Latest Article

6/recent/ticker-posts

Rasmi Newcastle United ayaa xaqiijisay heshiis u kordhinta Almiron


 Newcastle United ayaa haatan heshiis cusub la gaartay Miguel Almirón -waxa uu saxiixay ilaa June 2026 


“Waxaan dareemay inaan gurigeyga Newcastle joogo bilowgii. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan halkaan sii joogo, waxaana doonayaa inaan wax walba ku bixiyo garoonka,” ayuu yiri Miguel.

Post a Comment

0 Comments