Latest Article

6/recent/ticker-posts

Rasmi Mbappe ayaa garoomada ka maqnaan doona muddo 3 todobaad ah waxana uu seegi doonaa kulanka Bayern UCL

 


PSG ayaa ku dhawaaqday in Kylian Mbappé uu garoomada ka maqnaan doono muddo 3 todobaad ah. Ciyaaryahanka ayaa ka cabanaya dhaawac ka soo gaaray bowdada bidix ee heerka biseps femoral. Sidaa darteed waxa uu seegi doonaa kulanka lugta hore ee PSG ay kula ciyaari doonto Bayern Munich garoonka Parc.


Post a Comment

0 Comments