Kadib markii uu soo idlaaday qandaraaskii uu kula jiray kooxda reer Greece ee Olympiacos,
Marcelo waxa uu heshiis waqti gaaban ah la gaaray Fluminense.
Marcelo ayaa lala xiriirinayay Al Nassr laakiin xitaa uma dhowa ama lama taaban, muhiimadiisa waxay ahayd kubada cagta Brazil.
0 Comments