Rashford: "Waan ku faraxsanahay xaalada Man Utd, Erik ten Hag waxa uu halkan ka abuuray jawi ay ku waari karto waxa ay haysato" ayuu u sheegay Sky Sports
"Waxay ahayd wax fiican ilaa hadda, waxaana rajeynayaa inay sii socoto, waan hubaa inay dhici doonto haddii aan sii wadno guuleysiga ciyaaraha."
0 Comments