16 gool 17 kulan oo uu ciyaaray tan iyo koobka aduunka;
24 gool & 8 caawin xilli ciyaareedkan Man Utd;
13 gool & 4 caawin 14 kulan oo uu saftay 2023;
Gool uu dhaliyay 7 kulan oo xiriir ah Old Trafford.
Waxaan ka shaqeyneynaa daaha gadaashiisa si aan u kordhino qandaraaskiisa, ma waayi karno isaga - waa mudnaanta", Erik ten Hag ayaa yiri heshiiska Marcus dhacaya Juun 2024.
0 Comments