Latest Article

6/recent/ticker-posts

Manchester United qorshaheda kaga adan Rashford

 


Manchester United ayaa qorsheyneysa inay ku adkeysato qandaraas cusub oo Marcus Rashford ah - waa mudnaanta koowaad ee Erik ten Hag iyo guddiga madaama heshiiska hadda uu dhacayo 2024 


Wadahadaladu sidoo kale way sii socon doonaan Diogo Dalot oo loo arko qayb muhiim ah oo mashruuca ah.

Post a Comment

0 Comments