Latest Article

6/recent/ticker-posts

Ma Sahlana Lakiin Macalinka Koxda Manchester United Oo Digniin U Diray Ciyaartooydiisa

 


Macalinka kooxda Manchester United ee Erik Ten Hag ayaa digniin u diray ciyaartooydiisa ka hor Kulan filanka Carabao Cup ee xalay gaareeyn.

Manchester United aya xalay ka adkaatay Nottingham Forest isku celcelis ahaan 5-0 ee lu garaaceen Labada kulan ee afar dhamaadka Carabao Cup.

Ten Hag ayaa kooxdiisa ugu horeyay final la gaaray Man United iyadoo kooxdiisa tahay kooxda kaliya ee u tartameysa afar koob 

Manchester United ayaa finalka Carabao Cup kula ciyaari doonto koxda Newcastle United 26-ka bishan February waxay isku dayayan inay ka dhigan koobkii ugu horeyay ee ay qaadan tan iyo 2017.

Tabaraha Ten Hag oo saxaafada la hadlay kulanka kadib ayaa u sheegay xiddigaha kooxdiisa inaysan muhiimaa ahayn in final la gaaro balse ee tahay ku guuleysiga koobka.

Post a Comment

0 Comments