Latest Article

6/recent/ticker-posts

Ma Aanan Helin Wax Dalab ah Oo Laga Soo Gudbiyay Ciyaaryahanka

 



Madaxweynaha OM Longoria: "Ma aanan helin wax dalab ah Mattéo Guendouzi oo ka yimid Aston Villa ama koox kale Janaayo

Madaxweynaha kooxda OM ayaa xaqiijiyay ineesan wax dalab ah u imaanin ciyaartooyga Matteo Guendouzi taas oo la sheegay in suuqa January laga doonaaye ciyaartoyga.

Wax isku day xitaa muusan helin Matteo sidas daraateda wuxu iska sii joogay kooxdisa

“Waxaan Atletico Madrid kala hadalnay Jonathan Clauss annagoo aan sii soconin,” ayuu raaciyay.


Post a Comment

0 Comments