Latest Article

6/recent/ticker-posts

Jorginho ayaa ka hadlay ka bixitaankisa kooxda Chelsea

 


Jorginho: “Waan la hadlay Chelsea, waxaana ogaa inaanan ka mid ahayn qorshahooda. Mararka qaarkood waa inaad aqbashaa marka aad ka maqan tahay mashruuca, arrimuhu way dhammaanayaan, ayay u sheegtay DAZN. 


"Waxaan doonayay inaan horumar ka sameeyo xirfadeyda, mashruuca Arsenalna waa uu igu habboon yahay, waxaan jeclaa fikradahooda" 

Post a Comment

0 Comments