Latest Article

6/recent/ticker-posts

Hudson-Odoi ayaa ka war bixiyay mustaqbalkisa kooxda Chelsea

 


Callum Hudson-Odoi: "Lama hadlin Chelsea dhawaanahan. Hadda waxaan diiradda saarayaa Bayer. " 


"Wax kasta oo dhaca mustaqbalka, ma aqaano. Waxa kaliya ee aan sameyn karo waa inaan diirada saaro waxa ka dhacaya Bayer Leverkusen”, ayuu u sheegay SkySports.

Post a Comment

0 Comments