Gvardiol: “Wakiilkaygu wuxuu ii sheegay: Chelsea aad ayay u xiisaynaysaa. Waxaad ka fekereysaa dalab halis ah oo ka yimid naadi weyn sida Chelsea laakiin Leipzig waxay tiri ma rabaan inay i iibiyaan ", ayaa u sheegay The Times.
"Runtii waan ku dhibtooday go'aankaas laakiin haa, heshiis maanu samayn".
0 Comments