Graham Potter: "Waa wax aad u fiican in Kanté dib loogu soo celiyo garoonka tababarka, wuxuu sameynayaa qeybta koowaad ee kuleylka. Markaa weli in yar ayaa dhiman”.
“Waa wax cajiib ah in dib loo soo celiyo. Waxa uu u keeno kooxda… tamartiisa, tayadiisa, caqligiisa. Waa ciyaaryahan fantastik ah”.
0 Comments